Wasiirka War Faafinta Somaliland Oo Ka Hadalay Sida ay Ka Wasarad Ahaan Uga Qaybqadanayan Xuska 18 Ee Foda Inagu Soo Haysa

0
Monday April 14, 2014 - 15:36:35 in by salman abdi
  • Visits: 738
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka War Faafinta Somaliland Oo Ka Hadalay Sida ay Ka Wasarad Ahaan Uga Qaybqadanayan Xuska 18 Ee Foda Inagu Soo Haysa

    Wasiirka wasaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta mr C/laahi Maxamed Daahir (cukuse), Oo xarunta warfafinta kula hadlay warbahinta waxa uu ka hadlay doorka ay wasardiisu ka qadanayso xuska qaran ee markii somaliland xoriydeeda la sonoqotay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta mr C/laahi Maxamed Daahir (cukuse), Oo xarunta warfafinta kula hadlay warbahinta waxa uu ka hadlay doorka ay wasardiisu ka qadanayso xuska qaran ee markii somaliland xoriydeeda la sonoqotay,


Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir oo Kulan la qaatay Shaqaale weynaha Wasaarada Warfaafinta ayaa ka Waramay kaalinta Wasaarada Warfaafinta iyo Saxaafada Madaxa banaani ay ku leeyihiin Xuska

Wasiirku waxa uu ka hadlay Xuska Munaasibada Qaran ee 18 May iyo Doorka kaga beegan Wasaarada Warfaafinta iyo Saxaafada Madaxa banaan.

Wasiir C.laahi Maxamed Daahir Cukuse Waxa uu sheegay in Warbaahinta Dawliga ha iyo ta madaxa banaanba looga baahan yahay inay si Mug leh u soo bandhigaan Marxaladihii uu qarankani soo maray Mudadii uu Jiray.

Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland Waxa uu Xusay inay Magacaabi doonaan Gudiyo ka hawl galaya arrintan Waxaa kale oo uu Warbaahinta uga digay adeegsiga Magacyada Qabaa’ilka oo aan ku qurux badnayn Saaxada Warbaahinta .

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Waxaa kale oo uu ka Hadlay Tabasho ka soo yeedhay qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta Waxaanu Xusay Wasiirku in Qiimayntii ay ku sameeyeen Shaqaalaha Wasaaradu ay in badani hirgashay kuwa kalena ay hawshoodu socoto.

Kulankan ayaa Qaar ka mid ah Shaqaaluhu Waxay ku soo bandhigeen Tabashooyin ay rabaan inay Garawshiiyo u helaan





Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com