Share with your friends via email

QOYSKII DILEY MARXUUMAD RUQIYA OO MARKALE MAXKAMADA LA HORKEENAY..

Qoyska loo haysto dilkii foosha xumaa ee bishii March loo gaystay marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle, ayaa shalay mar kale la horkeenay maxkamadda gobalka Hargeysa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip