Share with your friends via email

Guddiga Bilic wanaaga Dawladda Hoose oo Markii u horeysay Amar Dul Dhigay Geerashyada Bilicda ka xumeeya Laamiyada Hawlbowlaha ah ee Burco

Gudiga Billic wanaaga Dawlada hoose ee Degmada Burco ayaa soo saaray Bayaan Ka Dhan ah Geerashyada Deggen Hareeraha Laamiyada iyo xafadaha Burco iyo Badhtamaha Suuqa ee Xidhay Waddooyinka Bilicdana ka xumaynaya

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip