Share with your friends via email

Taliyihii sirdoonka Pakistan oo geeriyooday

Madaxii hore ee hay'adda sirdoonka Pakistan ee loo yaqaano ISI, Jenaraal Xamid Gul, ayaa geeriyooday asagoo da'diisu ahayd 79 jir.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip