Share with your friends via email

Dagaalyahano Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab Oo Gudaha U Galay Degaanka Lamu Ee Kenya.

Ku dhowaad boqol dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo aad u hubeysan ayaa gudaha u galay Tuulada Basuba oo deegaanka Lamu ka xigta dhanka bari, halkaasoo dadka deegaanka ay ugu wacdinayeen muddo saacad ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip