Share with your friends via email

Beesha Caalamka Oo Ku Baaqday In La Joojiyo Mooshinka Ka Dhanka Ah Xasan Sheekh.

Bayaankan oo si wadajir ah ay u soo saareen, Qaramada midoobeey, AMISOM, IGAD, midowga Yurub, Mareykanka iyo Britain, ayaa waxa ay muujiyeen sida ay uga xun yihiin mooshinka Baarlamaanka loo gudbiyay ee lagu doonayo in xilka looga qaado madaxweynaha.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip