Share with your friends via email

Wasarada Beeraha Somaliland Oo Bogaadisay Dalag Khadaar ah Oo Kasoo Go,ay Gobolka Saaxil

Beeralayda Dhaymoole iyo Bixin duule oo ka tirsan gobolka Saaxil ayaa soo bandhigay wax soo saar ay ku sameeyeen dalagyo kala duwan oo ay ku jiraan dalagyo aan dalka hore uga bixi jirin iyo kuwo hore uga bixi jiray oo dalka ku yaraa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip