Share with your friends via email

Waa maxey Suugaani ?? W/Q: C/xakiin C/laahi Aaden dheere

Waxaan maanta qormadaydan tooshka ku qabanayaa suugaanta iyo qeybaha maansada, runtii waa mawduuc aad ugu muhiim ah qofkastoo afka soomaaliga ku hadla kala barashada suugaanta, maansada, iyo noocyadood kala duwan waanna aas-aas ka afka-soomaaliga.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip