Share with your friends via email

Daawo: Maamulka Gobolka iyo Degmada Burco oo Hadhimo sharafeed Qado ah ku soo Dhoweeyey Fanaanadda Khadra Dahir Cige oo Burco Gaadhay

Masuuliyiinta kala duwan ee gobolka Togdheer ayaa hadhimo sharafeed ku qaabilay fananada caanka ah ee Khadra daahir cige oo booqasho ku joogta magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip