Share with your friends via email

Hargaysa:42 Ruux Oo Ay Xasuuqday Dawladii Siyaad Barre Oo Hargaysa Loogu Sameeyay Aas Qaran +Sawiro.

Waxa Maaanta Xabaalaha Biya Shiinaha ee duleedka Hargeysa loogu sameeyay Aas Qaran 42 Marxuum oo ka mid ah Shacabkii ay Xasuuqday Ciidamadii Dawladii Siyaad Barre.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip