Share with your friends via email

Daawo: Wasiirkuxigenki hore Qorshaynta oo Dhalinyarada uga Digey inaanay ku dayan Masuliyinta iyo siyasinta hantida ummada booba ee mushaharkoda iyo kharashka ay isticmaalan iyo hantigoodu anu is lahayn

Cabdikarim Axmed Mooge waxa uu iftiimiyey inay jiraan boqolaal ka mida masuliyinta xilalka umadda u hayaa inaanay is lahayn mushaharkoda kooban iyo lacagta ay kharash gareeyaan ee gaadiidka iyo guryaha ku iibsadaan

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip