Share with your friends via email

Madaxweyne kuxigenka Puntland oo xadhiga ka jaray Adeegga Casriga ah ee E-Dahab oo markii u horeysay Shirkadda Dahabshiil ka hirgelisay Puntland

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa Xalay xadhigga ka jaray isticmaalka adeegga isgaadhsiinta ee shirkadda Somtel iyo adeegga xawaaladda mobile-ka ee eDahab oo ah markii ugu horeysay ee laga hirgaliyo dawlad gobol

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip