Share with your friends via email

Daawo: Qoraa Rashiid Shabeel oo ay Dhashay Hodan Cabdille oo ku suntan Taariikhda Jacaylka Soomalida aya lagu waraystay Barnaamij Qiimo Badan

Rashiid Shabeel waxa Dhashay Gabadhii uu jeclaaday Cilmi Boodhari ee Hodan Cabdille walanwal , waana qofkii koowaad ee Buug ka qora Jacaylkaas iyo arrinta Cilmi boodhari iyo hooyadii hodan, Barnaamij Qiimo badan ayay ka diyaarisay Saynab Maxmed Cabdi

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip