Share with your friends via email

Sarkaal ka tirsan Saraakiisha Madaxtooyada Imaaraatka oo Dalka Soo Gaadhay iyo Masuliyiin ku so dhoweysay Madaarka Berbera

Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo Maxamed Kit oo ka tirsan saraakiisha sar sare ee qasriga madaxtooyada Isutagaga imaaraadka carabta, ayaa maanta ka soo degay Garoonka Caalamiga ah ee Berbera Airport.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip