Share with your friends via email

Xoghayaha Arrimaha dibadda ee Maraykanka John Kerry oo uga digay Ruushka colaadaha kataagan Wadanka Suuriya

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka John Kerry ayaa uga digay Ruushka inay uga sii dari karaan oo sii daba dheereyn karaan xiisadda ka aloosan Suuriya, haddii ay sii wadaan taageerada ay siiyaan madaxweyne Bashar Al Assad.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip