Share with your friends via email

Booliska Caasimadda oo gacanta ku dhigay Nooc ka mida Maandooriyaasha iyo taliye fadal oo digniin adag u diray Dhalinyarada rabshadaha sameya

Taliyaha guud ee booliska Somaliland, Sareeyo guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay in ciidanka boolisku gacanta ku dhigay xaddi ka mid ah maandooriyaha xashiishadda oo dhibaato ku ah bulshada Somaliland.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip