Share with your friends via email

''Caqli Dhalinyaro Oo Fayow Iyo Shaqo La'aan Waa La kala Illaaliya, Waa kaas BAMKA Aynu Ku Fadhinaa, Innaga Oo Ka Dhoohan."Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta

Siyaasiga caanka ah ee Cali Ibraahim Maxamed (Cali-Sanyare) ayaa habeen hore ardayda jaamacada Golis faraceeda Hargeysa u jeediyay khudbad ku saabsan aragtiyaha waddaniyeed iyo caalami ee tahriibka laga haysto.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip