Share with your friends via email

Somaliland iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo kala saxiixday heshiishyo kala duwan

Xukuumada Somaliland iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) ayaa heshiis ku saabsan xidhiidhka labadda dhinac iyo ka wada shaqaynta amniga xuduudaha ku kala saxeexday magaalada Diridhaba ee Itoobiya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip