Share with your friends via email

Daawo Afkashacabka:Wasiiradda Maaliyadda Somaliland Oo Kulan La Qaadatay Wafti Ka Socday Midawga Yurub.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta Xafiiskeeda kulan kula qaadatay Saraakiil ka socday Midowga Yurub oo socdaal ku jooga caasimada dalka ee hargaysa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip