Share with your friends via email

Maxkamada Gobolka Marodi-jeex Oo Xukuno Ku Riday Dad Lagu Soo Qabto Maandoriye.

Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargaysa Axmed Dalmar ismaaciil ayaa ka hadlay Maan-dooriyayaal Kala Gadisan oo Lagu Qabtay Rag iyo Dumar ka Ganac sanayay Kuwaas oo Lagu Xukumay Xabsi Dhan Saddex Sanno ilaa Shan Sano oo Xadhig Ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip