Wefti ka socda Dalka Jabuuti aya Somaliland u iman doona sidii ay usoo af-jari lahaayeen baadhitaano kaga hadhsan dadkii ka danbeeyey qaraxii Jabuuti ka dhacay sanadkii hore, kaasoo ay Xukuumadda Somaliland iyo Dawladda Jabuuti iska kaashanayaan sidi