Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday In Aan Dalkeeda Lagu Qaban Karin Shir Ka Soo Horjeeda Midnimada Dalka
War-saxafaadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland ayay xukuumadda Somaliland si adag ugu cadaysay in aanay aqbalayn isla markana aanay jirin cid ku sandulayn karta in Kooxo ay ugu yeedhay Qaswadayaal iyo Nabad Diid in ay gudaha Soma