Dowladda South Sudan oo sheegtay in Ciidamada Uganda ay billaabeen inay ka baxaan Dalkeeda
Xukuumadda Suudaanta Koonfureed ayaa sheegtay in Ciidamadii Uganda ee ku Sugnaa Dalkeeda ay billaabeen inay dib ugu laabtaan Dalkoodii, xilli ay weli dalkaas ka socdaan colaado sokeeye