Fanaanka Caanka Ee Cali Dhaanto Oo Ka Hadlay Xadhig Loo Geestay Hoyadi iyo Sababta Lagu Xidhay
Fananka boqorka dhaanta Cali Dhaanto ayaa cabasho murugo leh ka muujiyey Hooyadii oo xabsiga dadka lagu ciqaabo ee jeel Ogaadeen la dhigay,taasi oo loo xidhay in wiil keedu ku biiray dadka mucaaridka ku ah dawladda madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar.