Share with your friends via email

Itoobiya oo shaacisay inay Sannadaha soo socda bilaabayso dhoofinta Gaaska Dabiiciga ah

Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay inuu Saddexda illaa Shanta sano ee soo socota Waddankoodu billaabayo dhoofinta Gaaska dabiiciga ah, kaddib markii deegaanka Soomaalidu degto ee dalka Itoobiya laga helay keyd ballaaran uu Gaaska Dabiiciga ahi ka buuxo

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip