Share with your friends via email

Webiga Shabeelle oo laga cabsi-qabo inuu ku fataho Degmada Jowhar ee Shabeellada Dhexe

Waxaa soo baxaya cabsi weyn oo laga qabo in webiga shabeelle uu ku fataho degmada Jowhar oo ah xarunta gobolka Shabeellada Dhexe, iyadoo ay ka socdaan dadaallo looga hortagayo fatahaad uu webigu ku sameeyo degmadaas.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip