Masuuliyiinta Yemen oo sheegay in Ra'iisalwasaare Khaled Bahah uu badbaaday isagoon waxba gaarin, kadib markii weerar lagu qaaday Hotel Qasr ay doweladda deganayd magaalada Cadan.