Share with your friends via email

Dhaqan Abaaday! – W/Q. Mustafe Cabdirisaaq Haybe "Furre"

Rooble maanta ma da' yarid oo shan iyo afartan ayaad cagocagaynaysaa haddana weli dabar baa kugu xidhan oo cidhiidhi nafsadeed ayaad dareemaysaa. Weligaa qof ma aad xumeyn, weligaa na qof ma aad xaasidin.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip