Wasiir Caddami Fikir Nooceya Aayuu Ka qabaa Xaaladda Xisbiga KULMIYE..??
Wasiirka Gashaandhigga Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa ka hadlay xaaladda xisbiga talada haya ee KULMIYE iyo waxa ka jira warar sheegaya in loo magacaabay Guddoomiyaha Shirweynaha saddexaad ee xisbigaas.