Share with your friends via email
Guddoomiyaha Shirkadda Indho-Deero Oo Sucuudiga Kula Kulmay Ganacsadaha Ku Guulaystay Inay Baanka Islaamka Ka Iibiyaan Sanadkan Xoolaha Xajka
Guddoomiyaha Guud ee shirkadda waddaniga ah ee Indho-dheero Group Md Mustafe Cabdi Cawad oo socdaal shaqo ku jooga dalka boqortooyadda Sucuudi Carabiya