Sheekh Aadan Sune Oo Khudbadii Jimaha Ee Maanta Ku Soo Bandhigay Dhacdooyin Yaab Leh Oo Uu Hargaysa Ku Arkay.
sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame(Aadan Sune) Oo Ka Mid Ah Culimada Somaliland Ayaa Ka Hadlay Falalka Foosha Xun Ee Inta Badan Hay'aduhu Ka Gaystaan Gudaha Somaliland.