Share with your friends via email

Daawo: Cabdicasiis Samaale oo ka hadlay Shirka Berri, Go'aanka isbahaysiga iyo Sii jiritaanka Xisbiga Kulmiye

Murashax Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka mid musharaxiinta ku tartamaya xisbiga Kulmiye ayaa mar labaad maaanta ku celiyay in aanay ka qayb gali doonin shirka maalinta bari uga furmi doona Huteelka Maansoor.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip