Guddoomiyaha Degmada Fara-weyne Oo U Awood Sheegtay Nin Shicib Ah Oo Ay Dhul Isku Haystaan xabsiga Utaaxabay
Guddoomiyaha Degmada Faro-Weyne Ee Gobolka Maroodi-Jeex Ayaa Lagu Eeddeeyay Inuu Xidhay Nin Shicib Ah Oo Uu Ku Haysto Dhul Beereed Ka Tirsan Degmada Alaybaday Oo Soohdin La Leh Degmdaasi.