Share with your friends via email
Dhalinyarada iyo haweenka beesha Makaahiil ayaa daboolka ka qaaday inay taageersanyihiin go'aankii hoganka dhaqanka ee beeshaasi uu ku qaadacay shirweynaha xisbiga Kulmiye oo ay ku tilmaameen mid cadaalad daro ah.
Xisbiga Kulmiye aasaaskiisii beeshan ayaa lahayd, laga bilaabo aasaaskii ilaa hada cadaalad daro badan oo ay beelaha kale ula siman tahay