SHIRWEYNIHII DALLADA SSE-DA OO SI RASMIYA UGA FURMAY MAGAALADA HELSINKI EE DALKA FINDLAND
Shirweynihii dallada xidhiidhisa Jaalliyadaha Somaliland ee Qaarada Yurub ayaa si rasmiya uga furmay magaalada Helsinki ee dalka Findland maallinta Jimcaha ee 25ka April 2014.