Share with your friends via email
Jaamacadda Caamalamiga Ah Ee Beder Ayaa Maanta Usoo Gaba-Gabeyse Tababar Usocday Hablo Macalimiin Ah Kuwaas Oo Tiradooda Ahayd 46 Hablood.
Munaasibada Shahaadooyinka Lagu Guddoon Siinayey Dumarkan Macalimiinta Ah Ayaa Waxa Kasoo Qayb Galay Guddoomiyaha Jaamacadda Beder