Share with your friends via email

Hargaysa :Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Oo Xil Cusub Magacaabay

Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID ayaa maanta xil cusub u magacaabay Md Abdiwahaab Hassan Ismail inuu maanta laga bilaabo noqdo ku simaha gudoomiyaha garabka dhalinyarada heer qaran ee xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip