Share with your friends via email

Daawo:"Haddaad is tidhaa Hudheel wax ka cun Qof ba Qof dhegta wax u saaraya oo wa lagaa cararayaa, Agaasimaha Hay'adda AIDSkuna wu noo hanjabay"

Hooyo la nool Cudurka HIV/AIDS oo ka warramaysa Duruufaha Nololeed ee Haysta iyo Dhibaatoyinka ay Bulshadu ku hayso, sido kale si qiiro leh uga sheekaysay hanjabaado ay kala kulantay xukuumadda

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip