Wasiirkii hore ee Madaxtooyada, Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa waraysi xiiso badan oo uu siiyay Tv-ga Universal wuxuu kaga hadlay arrimo kala duwan, oo ay ay kamid yihiin Xil ka tagistii Wasiirnimo, waayihii uu xilkaas hayay, xaalada Xisbiga KULMIYE, Mus