Share with your friends via email

Daawo Muuqaal: Weriye Mustafe Teacher oo lagu Martiqaaday Barnaamijka Dhalinyarada ee Telefishanka Qaranka iyo Nuxurka Waraysigii Dhex maray Weriye Saynab Maxed Cabdi iyo Isaga.

Weriye Mustafe Teacher oo Ah Tafatiraha Shebekedda Afkashacabka.com. ahna Guddomiyaha Dalladda isku xidhka Dhalinyarada Somaliland ee SYNA aya waraysigaas kaga Xogwarramay Arrimaha Dhalinyarada iyo Saxaafadda

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip