Weftiga uu hoggaaminayo Guddoomiyaha, ahna murrashaxa xisbal-xaakimka KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ee socdaalka ku maraya gobollada bari, ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey magaalada Oodweyne ee xarunta Gobolka Daadmadheedh.
To:
From:
Your Name:
Message: