Share with your friends via email

HADDAA YAANU DADQAL XADI GAADHIN?!!! W/Q:Mohamed cabdilaahi biixi.

Waa wakhti hore , hadda sidaasi usii horeeya oon dhaweyn. Waan yaraa, Haddaa yaraanshiyo ma ahayne way yaraanshiyo dhaaftay. Ku dhawaad hilaadii 2006 bay ahayd. Goobtu waa hargeysa, Qofka sheekadani ku dhacdayna waa aniga.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip