Share with your friends via email

Muqdisho: Madaxwaynaha Somaliya Oo Amaro Cusub Ka Soo Saaray Dadkii Loo Qabtay Falkii Diyaarada Daallo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay weerarkii Talaadadii lagu qaaday diyaaradda Daallo Airlines, ayaa waxaa uu sheegay inaanan wax cudurdaar ah loo samayn doonin dhammaan dadka ku lugta leh weerarkaasi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip