Share with your friends via email

Laasqoray:Gudoomiyaha Degmada Laasqoray Oo Gudidda Abaaraha Ugu Baaqay Inay Gurmad Soo Gaadhsiiyaan.

Guddoomiyaha Degmada Laasqoray ee xeebka bariga Sanaag, ayaa qaylo dhaan abaareed ka soo saaray deegaamada uu maamulo, waxaanuu sheegay in ay deegaamadaasi ka taagan tahay xaalad adag oo abaareed oo saamaysay dadkii iyo xoolihii deegaamadaasi ku nool

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip