Share with your friends via email

Dawladda somalia oo si weyn uga cadhootay xafiiska Dawladda kenya ka furanayso hargeysa

Dawladda Somaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si adag uga cadhootay go'aanka ay dawladda Kenya ku gaadhay inay xafiis diblomaasiyadeed ka furato caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip