Share with your friends via email

Roobabka Gu'ga ee ka Da'ay Burco Oo Badhtamaha Suuqa iyo Laamiyada Burco Ka Sameeyay Biyo Fadhiisimo Dadweynuhu U Bixiyeen "Balli Muraad"

Daadadkaasi waxay xidhneen meherado badan, waxay gooyeen waddooyin laamiyo ah, sidoo kalena waxaan la geli karin Garoonkii kubadda cagta iyo meelo kale oo Public ahaa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip