Dawlada Turkiga oo si toos ah u joojisay dhaqaalahii ay soo gaadhsin jireen Dalka Somalia
Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday in ay joojisey dhaqaalihii ay sida tooska ah u siin jirtey dalka Soomaaliya, dhaqaalahaas oo badankiisa lagu bixin jirey gargaarka bini aadamtinimada iyo weliba qalabaynta cidamada qalabkaside ee xoga Dalka Somali