XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY OO KA WALAACSAN ISKA HOR IMAAD DHEX MARA SOMALILAND IYO PUNTLAND
Xoghayaha guud Ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki Moon, ayaa ka walaacsan dagaal iska horimaad ah oo dhex mara dawladda Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland ee Somaliya.