Share with your friends via email
Xog-Hayaha Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Si Dag-Deg Ah Wax-Uga Qabato Dhacdadii Ka Dhacday Deegaanka Kalshaale.
"Anagu hadaanu nahay Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI waxaanu doonaynaa in dadka deegaankaasi ee Walaalaha ahi ay nabad ku wada noolaadaan.."Jiif Caaqil Cabdi Guuleed Gaboobe