Share with your friends via email

Xoghayaha Maaliyada Ee Xisbiga Ucid Iyo Wafti Ay Hogaaminayso Oo Gaadhay Dalka Sweden.

-Xoghayaha Maaliyada Xisbiga Ucid Marwo Faadumo Siciid Iyo Wafti ay Hogaaminayso oo ka socda garabka haweenka xisbiga UCID Laanta Finland ayaa soo gadhay Caasimada Wadanka Sweden ee Stocholm. Iyaga oo ka soo kicitimay wadanka Finland.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip